Tailors in Mogadishu

+252-615829977 / 618333531

Wadada Saqaaw Diin Maleyka Hotel X/Weyne, Mogadishu, Banaadir, Somalia

08:00 AM 08:00 PM

Al Shaashi Tailor: Waa Harqaan Caalami ah oo tola Dharka Noocyadiisa kala duwan Sida: Futushaariga ama Suit oo loo talaayo qaab Casri ah. Dharka Isku joogyada Noocyadiisa kala duwan. Shaatiyada iyo Saraawiisha oo si gaar gaar ah lagugu tolaayo Waxana ka shaqeeya Shaqaala Xirfad Sare uleh Tolida Dharka. Read more…

+252-615802221 I 616000028

Ex Cabdalla Shideye Al Hindi X/weyne, Mogadishu, Banaadir, Somalia

08:00 AM 09:30 PM

Damxa Tailor: Waa Harqaan kuu tolaayo dharka nooc walibo oo aad rabto sida suudadka, dharka isku jooga, shaatiyaasha iyo saraawiisha waliba kuwii ugu danbeeyey. Read more…