Repair & Maintenance in Mogadishu

Halkan waxaad ka heli kartaa goobaha lagu dayactiro qalabka korontada ku shaqeeya laguna farsameeyo wax kasta oo cilladi kaa gasho sida taleefannada, dhalooyinka TV-ga, Kaameradaha, Firintijeerada, Gawaarida, Kombiyuutarada iwm. Waxaa mararka qaar suuragal ah in goobtu tahay meel lagu iibiyo alaabada cusub ee casriga ah isla markaana lagu dayactiro wixii kharriban.

+252-615111400 I 616999114 / 612211136

Wadada Airport, Mogadishu, Banaadir, Somalia

07:00 AM-05:00 PM

Hadiid Industries Group: Waa Warshad soo saarta dhamaan agabyada guryaha sida albabada, murayadaha Alluminium ka ah iyo waxyabaha guryaha lagu qurxiyo (Decoration of the House). Read more…