Printing & Advertising in Mogadishu

Ganacsiga noocan ahi wuxuu kulmiyaa shirkadaha wax daabaca sida boorarka, xayeysiinta ganacsiga sida kaararka macaamiisha, iidhehda noocyada koollada leh, kaararka casuumadaha, Shahaadooyinka guurka, xayeysiinta wadooyinka iwm.