Notary Service in Mogadishu

+252-615136133 I 6199988432 I

Next to Beder Electronics H/wadaag, Mogadishu, Banaadir, Somalia

08:00 AM 05:00 PM

Xafiiska Nootaayo Tuurxume Oo ka shaqeeya Magaalada Muqdisho Wuxuuna laama ku leeyahay Degmooyinka H/wadaag iyo Yaqshiid, Wuxuuna qabtaa howlaha hoos ku qoran. 1.Kala wareejinta Hantida Guurtada iyo maguurtada ah. 2.Qoridda wakaaladaha nuucyadooda kala duwan. 3.Qoridda Cadeymaha kala duwan iyo Sharciyeyntooda. 4. Read more…

+252-615572999 / +252-625572999 / +252-695572999

Abuu Hureyra Guushaa building H/Wadaag , Mogadishu, Banaadir, Somalia

08:00AM-06:00 PM

About us:- Mugadihsu Publuc Notary shaqada ay qabato waxaa kamid ah:- Kala wareejinta Guryaha gobolada iyo degmooyinka. Kala wareejinta Dhulalka gobolada iyo degmooyinka. Kala wareejinta Beeraha gobolada iyo degmooyinka. Kala wareejinta Hibada guryaha,dhulalka iyo beeraha. Kala wareejinta sheerarka shirkadaha lakala gadanayo. Dhismaha shirkadaha wadaniga ah. Read more…

+252-618100049 I 615004092 I 615243302

Isgoyska Ceelasha Biyaha , Suuqa Safa , Degmada Lafoole, Mogadishu, Banaadir, Somalia

07:30 AM 05:30 PM

Nootaayo Sunni: Waa Nootaayo Sharci ah waxay ku taalaa Gobolka Shabelada Hoose Gaar ahaan Deegaanka Ceelasha Biyaha gaar ahaan Suuqa Safa dhexdiisa waxa ad ka heli kartaa: Kala wareejinta Dhulalka. Hantida guurtada iyo maguurtada ah. Qorida wax kasta o heshiis ku saabsan. Read more…