Money Transfer in Mogadishu

Shirkadaha xawilaaddu waxay qeyb ka yihiin adeegyada bulshada ee muhiimka ah waxaana adeeyadooda ka mid ah xawilashada lacagaha dal iyo dibedba, furashada kayd lacagaha la dhigto iwm.