Ogeysiis!      Ogeysiis!       Ogeysiis!

Shaqo Banaan

Shirkadda Daabacaadda Signjet  waxa ay  ogeysiineysaa dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka Benaadir iyo hareerihiisa in Shirkadda Daabacaadda Signjet  ay qaadan doonto shaqaale cusub oo graphic Designer ah.

 

Shuruudaha Laga rabo Graphic Designer-ka waxaa kamid ah

  1. Waa in uu heystaa shahaado Jaamacadeed Heerarka 1aad iyo kan 2aad
  2. Waa in uu qibrad leeyahay ugu yaraan muddo Sedex Sano ah
  3. Waa in uu ku fiicanyahay Adobe Family oo kala ah
  • Photoshop
  • Flyers
  • In-design
  • Illustrator

Sidoo kale waa in uu  yaqanaa Corel draw iyo Web design-ka

Araaji qabashada waxa ay bilaabaneysaa   24/03/2017 ilaa laga gaaro 28/03/2017

Kusoo hagaaji araajidaada Xarunta dhexe ee Shirkadda Daabacaadda Signjet  oo ku taalo Dhabarka dambe ee Seybiyaano.

ama wac taleefoonka : 0617888827

 

About SignJET

Digital Graphics Designing

We provide complete Indoor & outdoor advertising services & solutions and specialize in designing Flex boards, digital vinyl, display boards, flyers, Indoor advertising such as stickers, banners, wallpapers and maps etc. Our consistency in delivering quality display solutions through the medium signages help our clients to get their business noticed among the targeted class. The process expertise of our team also ensures the availability of the displays in a wide range of finishes to choose from as per the specific business requirements of the clients.

 

Signjet is a highly creative and skillful company that aims to cover all business demands.

  • Makka Almukarama Street
    Mogadishu
    Somalia
  • +252-618-000007
  • +252-699-998686
  • info@signjet.so