Xafiiska Nootaayada Tuurxume

Next to Beder Electronics H/wadaag, Mogadishu, Banaadir, Somalia

+252-615136133 I 6199988432 I

08:00 AM 05:00 PM

Xafiiska Nootaayo Tuurxume

Oo ka shaqeeya Magaalada Muqdisho Wuxuuna laama ku leeyahay Degmooyinka H/wadaag iyo Yaqshiid, Wuxuuna qabtaa howlaha hoos ku qoran.

1.Kala wareejinta Hantida Guurtada iyo maguurtada ah.

2.Qoridda wakaaladaha nuucyadooda kala duwan.

3.Qoridda Cadeymaha kala duwan iyo Sharciyeyntooda.

4.Sameynta Heshiisyada la xariira mucaamalaadka kala duwan si ay u yeeshaan awood sharciyadeed.

5.Sameynta iyo sugidda lahaanshiya iyo isla laahnshiyaha.

6.Katala bixinta dhaxal koobka iyo dhaxal qeybinta.

7.Sugidda Dukumiintiyada saxda ah ee waafaqsan asalkooda True Copy     طبق الاصل

8.Diyaarinta Xeerarka Shirkadaha.

9.Diyaarinta Xeerarka Ururada, Dalabaha, iyo Hey’adaha kala duwan.

10.Diyaarinta Xeer Hoosaadyada.

11.Sameynta Dardaaranada si loo siiyo awood sharciyadeed.

12.Diyaarinta Xisaabaadka Zekada.

13.Talo bixinta dhinaca Sharciga.

14.Ka Caawinta helid xog dhinaca sharciga ah.

15.Siinta awood Sharciyadeed mucaamala kasta oo aan ka hor imaaneyn sharciga

Visited 488 times, 1 Visits today